Degmada Dharkeenley
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley.
Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DF Somaliya oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya.
Sarkaalkan ayaa...





