Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

Akhriso: Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabis sameeyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha KGS ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka KGS loogu magacaabay inuu noqdo Sharmaake Maxamed Kuulow.

Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu sheegay in Sharmaake Maxamed Kuulow uu ku soo baxay Imtixaan la qaaday, islamarkaana laga qaaday shaqsiyaad kala duwan ugu dambeyn uu ku guuleystay.

Halka hoose ka akhriso Wareegtada Xafiiska Madaxweynaha KGS:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...