Saturday, April 18, 2026
28 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabelle oo xilkii ka qaaday Wasiir, mid kalena magacaabay

Jowhar (Halqaran.com)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Cali Xaaji Cabdulle Isgoowe, wuxuuna Xilkaasi u magacaabay mid cusub.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu sheegay in markii loo baahday dar dar gelinta howlaha dag ee horyaalla Wasaaradda in xilka Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle loo magacaabay Cabduqaadir Abuukar Maxamuud.

Muddooyinkii dambe, madaxweynaha Hirshabelle wuxuu sameynaayay xil ka qaadi iyo magacaabis cusub oo ku aadan Wasiirrada Maamulkaasi.

Halka hoose ka akhriso Wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...