Dr Waare
Madaxweynaha Hirshabelle oo xilkii ka qaaday Wasiir, mid kalena magacaabay
Jowhar (Halqaran.com)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Cali Xaaji Cabdulle Isgoowe,...




