Saturday, May 30, 2026
28 C
Mogadishu

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in DF Soomaaliya ay diyaar u tahay ‘la wareegidda Amniga dalka’

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Xoghayaha guud ee QM oo markii labaad loo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga maamulka Dakhliga

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Odayaal iyo ganacsato ku jufo ah Madaxweyne Farmaajo oo...

Gedo (Halqaran.com) - Odayaal ku heyb ah Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay lagu xiray Degmada Beled...
Editor

Madaxweyne Farmaajo oo kala qeyb galay hogaamiyaasha geeska Africa furitaanka Beerta...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray dhismaha Safaaradda Soomaaliya ay ku...

Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Ahlu Sunna Waljamaaca, Maxaase lagu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu xalay kusoo xiray magaalada Dhuusamareeb...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Madaxweyne Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo noqday, kadib...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa galabta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu...