Madaxweyne Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo: ”Si deg-deg ah haloo joojiyo dagaalka ka socda Wanlaweyn”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay...
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Saciid Deni uu ka diiday inay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo uu jiro Khilaaf xooggan oo u dhaxeeya dowladda Federalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland, Khilaafkaasi oo gaaray meel fog, ayaa Madaxweynaha...
Madaxweyne Farmaajo “Argagixisadu waxay u xasuuqeen shacabka cadawtinnimo ay u hayaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey...
Xildhibaan si kulul u weeraray Ciidamada ku sugan Koontaroollada Madaxtooyada Villa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu dhaliilay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, ee...
Madaxweyne Farmaajo: ”Waxaan rabnaa in tallada ku soo celino gacanta dhallinyarada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha iyo ururrada...
Madaxweyne Farmaajo: ‘‘Waa in si deg-deg ah gurmad loogu fidiyaa muwaadiniinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa...









