Madaxweyne Farmaajo
Madasha Xisbiyada oo Eedeysay Madaxtooyada Soomaaliya ‘‘Shaqada halkaas ka socota waxay...
Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa eedeyn culus loogu jeediyay Madaxtooyadda Soomaaliya, waxaana lagu sheegay in...
Madaxtooyada Somaliya oo War ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Khamiista maanta kulan qado sharaf ah u sameeyey...
Sii-hayaha R/Wasaaraha dalka ‘Mahdi’ oo ka hadlay Xeerka Saxaafadda +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib u eegis dheer...
Xog+Dhageyso: Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo & Xildhibaannada
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...
Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan...
Farmaajo ”Waxaan xoogga saareynaa ka hortagga COVID-19, maadaama ay tahay waddada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku baaqay in...









