Saturday, May 30, 2026
28 C
Mogadishu

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in DF Soomaaliya ay diyaar u tahay ‘la wareegidda Amniga dalka’

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Xoghayaha guud ee QM oo markii labaad loo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Jabuuti...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u dhoofay magaalada Jabuuti ee caasimadda...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Maxay ka soo baxay kulankii M/weyne Farmaajo iyo guddiga la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka,...
Ahmed Mohamed

Wax ka Ogow natiijada Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo Hay’adaha Amniga ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran sugidda...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu ka yiri Madaxweyne Farmaajo xubno ay Puntland ku xirtay Bosaso?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani kala hadlay tallaabadii uu maamulkaasi...