Saturday, May 30, 2026
28 C
Mogadishu

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in DF Soomaaliya ay diyaar u tahay ‘la wareegidda Amniga dalka’

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Xoghayaha guud ee QM oo markii labaad loo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Mustaf Dhuxulow oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay burburinayso...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay xeer dib u dhigaya Ansixinta Wax ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo abaal mariyay shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir,...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay heshiiska doorashada Dadban

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare...