Madaxweyne Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirrada Denmark, Ireland &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya.
Danjiraha...
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inay dhibaatada la qeybsanayaan dowladda Turkiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka ayaa ka hadlay...
Madaxweyne Farmaajo oo Codsi u diray Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay ehellada iyo qaraabada Marxuum Cali Khaliif...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehellada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka...
Madaxweyne Farmaajo oo booqasho labo maalmood ah ay uga billaabatay dalka...
Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo...
Madaxweyne Farmaajo oo dowladda iyo shacabka Kuwait uga tacsiyeeyay geerida Amiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas...









