kulan
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo la kulmay Madaxda hay’adda WHO
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga.
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga oo Muqdisho Kullan ku Dhaxmaray.
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya...
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay Taliye-yaasha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska, General...
Maxay kawada hadleen guddoomiyaha Golaha shacabka ‘Aadan Madoobe’ iyo James Swan?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa Sabtida maanta ah hoygiisa Muqdisho kulan kula...









