Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga oo Muqdisho Kullan ku Dhaxmaray.

Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay  danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Ahmed Bin Mohamed Almowallad.

Safiirka oo Guddoomiyaha kala hadlay arrimaha horumarinta Baarlamaanka JFS iyo sidi loo tayeyn-lahaa shaqaalaha, sidoo kale waxaa uu soo gaarsiiyay dhamaal salaan ah uga siday Guddoomiyaha Golaha fadhiga shuyuuqda dalka Sucuudiga, isagoo sheegay in Guddoonka Golaha shacabka dedaal dheer ku bixiyeen dhismaha Hay’adda ugu sarreysa ee dalka, kaas oo lagu soo doortay Madaxweynaha JF

 

Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa dhankiisa safiirka ku bogaadiyay dedaalka joogtada ah ee Boqortooyada Sucuudiga la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...