Safiirka Sacuudiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga oo Muqdisho Kullan ku Dhaxmaray.
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya...




