kulan
RW Rooble oo Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga, xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula...
Muxuu RW Rooble kala hadlay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wakiillada Beesha Caalamka.
Kulankan ayaa looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka...
Guddoomiyaha Aqalka sare & Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho ku kulmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Axaddii Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland,...
Madaxweynaha Hirshabelle & Danjiraha Nowray ee Somaliya oo arrimo badan kawada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Arbacadii maanta kulan la qaatay danjiraha Dowlada Norway ee Soomaaliya Ambassador Elin...
Madaxweyne Deni oo maanta la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda ICRC
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay‘adda Laanqayrta Cas ee ICRC oo uu...
RW Rooble, Guudlaawe iyo Qoorqoor oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb....









