kulan
Dowladaha Jabuuti iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xiriirka labada dal
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin Farxaan...
Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Amb. Yamamoto?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada...
RW Rooble oo maanta kulan la leh Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulankoodii 2aad, ee looga hadlayo...
Xasan Sheekh iyo Cali Guudlaawe oo Muqdisho ku kulmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa Sabtidii maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Xassan Sheekh...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo kulan uga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha caalamka ayaa waxa uu kulan uga furmay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya....
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Wasiirka Difaaca dalka...
Muqdusho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu...









