kulan
Maxaa la isku afgartay kulankii Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta?
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha, kulankaas oo...
Maxaa ka soo baxay Kulankii RW Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur? +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Ra’iisul...
Maxay kawada hadleen Musharrax Daahir Geelle iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo...
Garoowe (Halqaran.com) - Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharraxiinta ayaa Magaalada Garoowe waxa uu kulan gaar ah kula qaatay...
Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe ku kulansiiyay Sheekh Shariif iyo Mahdi Guuleed
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa xalay Magaalada Garoowe ku kulansiiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh...
Maxaa ka soo baxay Kulankii M/weynaha Kenya & M/weynaha Somaliland? +(SAWIRRO)
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ayaa Isniinta maanta kulan la qaatay madaxwaynaha dalka...
Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo u ambabaxay Nairobi +(Ujeedka Safarkiisa)
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa, isaga oo kusii jeeda...









