Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Safiirrada Soomaaliya iyo Norway ee dalka Sudan oo kawada hadlay xoojinta...

Khartoum (Halqaran.com) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan, Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khartoum kula kulmay safiirka cusub ee dalka Norway...
Ahmed Mohamed

Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo maanta ka doodaya hindise sharciyeed...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta maanta waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah. Kulanka maanta ayaa ah kulan...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha ‘Mahdi’ oo maanta la shiray Wakiillada Beesha Caalamka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya  iyo wakiillada beesha...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Rooble oo kulamo muhiim ah ka wada Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Axadda maanta...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo Kulan gaar ah la qaatay Madaxweynayaasha Puntland,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Gen. Dagvin R.M. Anderson oo ah taliyaha Hawlgalada gaarka ah ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), ku-xigeenkiisa Amb. Young, iyo safiirka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha BFS ‘Mursal’ oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Madaxda Hirshabelle...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur...