kulan
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay RW hore Cali Maxamed Geedi
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay xubno ka mid ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaaay xubnaha Puntland ku metala Golayaasha...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo kula kulmay madaxweynaha Galmudug Qoorqoor
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi...
Maxaa ka soo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Safiirka Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo safirka Mareykanka u...
Maxay kawada hadleen Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Xasan oo kulmay?...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xarunta Xibsiga UPD ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka dhacay kulan gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ,Xasan...
Update: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri kulan muhiim ah ku leh...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanadda golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta berri ah kulan ku yeelanaya xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa...









