Monday, June 22, 2026
25.5 C
Mogadishu

Maxay kawada hadleen Musharrax Daahir Geelle iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo kulmay?

Garoowe (Halqaran.com) – Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharraxiinta ayaa Magaalada Garoowe waxa uu kulan gaar ah kula qaatay Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Kulanka oo kamid ahaa kulamada horudhaca u ah Shirka Madasha Wadaaga Machadka Heritage ayaa waxaa ay uga wada hadleen xaalada dalka, sida Arrimaha doorashooyinka iyo sidii dalka ay uga dhici laheyd doorasho la isla ogol yahay.

”Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay Danjire, Dahir Mohamud Gelle oo ay weheliyaan xubno wafdigiisa ka mid ah”, ayaa lagu yiri war kasoo baxay Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...