Sunday, March 15, 2026
28.3 C
Mogadishu

Muxuu RW Rooble kala hadlay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu la kulmay?

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wakiillada Beesha Caalamka.

Kulankan ayaa looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka dalka, amniga doorashooyinka iyo teegeerada beesha caalamka ee dhaqaale iyo farsamo ee doorashooyinka.

Sidoo kale, kulankan ayaa la isku afgartay in beesha caalamka ay qaadato doorkooda ku aadan taageerada dhaqaale iyo farsamo ee looga baahanyahay dhankeeda.

Si kastaba, guddiga doorashooyinka heer Federaal ah ayaa shalay doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen guddiga , waxaana si habsame leh u socdo howlaha la xiriiro doorashooyinka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...