Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

khasaare

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

DF Somaliya oo ka hadashay Dadkii xoogganaa ee Khasaaraha geystay ee ka kacay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland ka kacay dab xooggan oo khasaare badan dhaliyay, waxaa dabkaasi...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay gobolka Bari iyo Khasaare...

Boosaaso  (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal ku dhex maray deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka Ururka...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Weerar Khasaare geystay oo jidgal ah oo caawa lagu...

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka goor-dhow caawa na soo gaaraya ayaa sheegaya, in kolonyo ay la socdeen ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika caawa lagu weeraray...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn culus oo ka dhacday G/Bari

Isku-Shuban (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya deegaanno hoos yimaada degmada Isku-shuban ee gobolka Bari ayaa sheegaya, in diyaarado dagaal ay duqeymo culus ka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Caawa dagaalkii ka dhacay Ceelasha Biyaha +...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah faahin ayaa kasoo baxeysa dagaal Ciidamada Booliska iyo maleeshiyaad ku dhexmaray deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Dagaalka ayaa ka...
Editor

Warar cusub oo ka soo baxaya hoobiyeyaashii maanta lagu weeraray xarunta...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Hoobiyayaal maanta lagu weeraray Xarunta Xalane ay dagan Yihiin Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM. Ilaa 3-hoobiyaye...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay ciidamo uu hoggaaminayay Farxaan Qarxoole oo lagu qarxiyay...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya Qarax miino oo xalay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka magaaladda Muqdisho, kaasoo lala eegtay Ciidamo...