Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

khasaare

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

DF Somaliya oo ka hadashay Dadkii xoogganaa ee Khasaaraha geystay ee ka kacay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland ka kacay dab xooggan oo khasaare badan dhaliyay, waxaa dabkaasi...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Qarax Khasaare xooggan geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax khasaare geystay oo ay ku dhinteen...
Ahmed Mohamed

Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay Magaalada. Wararka ayaa sheegaya, in...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin: Dagaal Khasaare geystay oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Booliska iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalku...
Weriye Ahmed Abdi

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Puntland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo, ciidamo badanna...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal khasaaro dhimasho ah sababay oo ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan ku...
Ahmed Mohamed

4 carruur ah oo isla dhashay oo Biriq ku dishay gobolka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Roob xoog leh oo xalay ka da’ay qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa sababay dhimashada afar qof oo carruur ah...