Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

khasaare

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

DF Somaliya oo ka hadashay Dadkii xoogganaa ee Khasaaraha geystay ee ka kacay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland ka kacay dab xooggan oo khasaare badan dhaliyay, waxaa dabkaasi...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Qarax khasaare xooggan geystay oo caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax xooggan oo Khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Garoonka Aadan Cadde. Warar ay...
Ahmed Mohamed

Update: Wararkii ugu dambeeyay Weerarka Hotel Elite & rasaas weli ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 15 qof ayaa ku dhimatay, tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib markii qarax weerar toos ah...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan weeraro khasaaro geytay oo xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Weeraro bambaanno ayaa xalay lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir, weeraradaas oo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay G/Mudug & Wararkii ugu...

Mudug (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo deegaanka Shabeellow ee duleedka Magaalada...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub oo ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu weeraray...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo maanta lala beegsaday xero...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay

Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ee Daynuunaay, kaddib markii weerar culus...