gaaray
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo gaaray dalka Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta garay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka...
Madaxweynaha Jubbaland oo goor-dhow gaaray magaalada Cadaado
Cadaado (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Sabtida maanta ah booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado...
RW Kheyre, Laftagareen iyo Waare oo gaaray magaalada Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya oo tegay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DF Soomaaliya, Mudane Cabdi...
RW Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada...
Madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo si weyn loogu soo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...









