gaaray
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaanka Xero-dhagaxley +(SAWIRRO)
Mudug (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa weli ku guda jira socdaalkiisa, uu ku marayo Gobolada Dhexe, waxaana uu...
Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan...
Madaxweyne Laftagareen oo gaaray magaalada Xudur +Sawirro
Xudur (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Isniinta maanta ah gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta...
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Qardho oo ay daadad dad ku dhinteen...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadadii maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay...
XASAASI+ SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka ka dambeeya Safarka M/weyne ku-xigeenka...
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne Ku-xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa Jimcihii maanta gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Kheyre oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, (Ogow Ujeedkiisa)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaliya, Xasan Cali Khayre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Wafdi uu hogaaminayo...









