Dil
Haween garsoorayaal ka ahaa Maxkamad sare oo la dilay
Kabul (Halqaran.com) – Labo haween ah oo garsoore ka ahaa maxkamadda sare ee Afghanistaan ayaa subixii Axadda maanta ah lagu toogtay magaalada Kabul, sida...
Wararkii ugu dambeeyay dad shacab ah oo lagu laayay Galgaduud +(Magacyadooda)
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in rag hubeysan ay galabta deegaan ka tirsan Gobolkaasi ay ku laayay...
Xasan Cali Kheyre oo raali-geliyay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa raali-galin buuxda ka bixiyay weerarkii xilligii uu ra’iisul wasaaraha ahaa lagu...
Ciidanka DF Somaliya iyo Kuwa Galmudug oo ku raad-jooga maleeshiyaad dil...
Mudug (Halqaran.com) – Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan ee maamulka Galmudug oo ay wehliyaan ciidamo kala duwan oo qaabilsan amniga guud ee deegaannada Galmudug...
Goodax Barre oo ka hadlay falkii argagaxa lahaa ee lagula kacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay falkii argagaxa lahaa ee Jimcihii lagula kacay gabar Ardayed aheyd.
Marxuumad Xamdi Maxamed...
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika & dilalkii oo...
South Afrika (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka iyo dhibaatada ay la kulmaan dhallinyarada Soomaaliyeed...









