Dil
DF Somaliya oo sheegtay inay weerar ku dileen saraakiil ka tirsan...
Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka innaga soo gaaraya degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa DF Soomaaliya ay weerar...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Durban (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka joogtada ah ee loogu geysanyo halkaasi muwaadiniinta Soomaalida,...
Booliska Kenya oo Gaarisa ku dilay dad Soomaali ah iyo Rabshado...
Gaarisa (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay dileen laba qof oo Shacab Soomaali ah, xilli...
UPDATE: 81 ruux oo lagu dilay rabshado ka dhacay Itoobiya, kaddib...
Addis Ababa (Halqaran.com) - 81 qof ayaa ku dilay dalka Itoobiya rabshado socday laba maalmood, sida uu Arbacadii sheegay madaxa booliska, kadib markii la...
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DF Somaliya oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya.
Sarkaalkan ayaa...
Mas’uul ka tirsanaa maamulka gobolka Banaadir oo Xaaskiisa mindi ku dishay
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyihii waaxda Halgan ee Dayniile Cabdiqaadir Fooldibi ayaa Axadda maanta ah lagu dilay xaafadda Raadeerka ee degmada Dayniile.
Marxuum Cabdiqaadir Fooldibi, ayaa...









