Tuesday, January 20, 2026
25.2 C
Mogadishu

Dil

Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo dhibaatada ka taagan Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Xadka u dhaxeeya dalalka Ruwanda iyo Congo

Congo (Halqaran.com) – Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay gaari weyn ay wateena lagu gubay Xadka ay wadaagaan dalalka Rwanda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ay ku dileen dalkaasi, iyagoona ugu tagay...
Ahmed Mohamed

Update: Booliska Soomaaliya oo shaaciyay cidda dishay Atooraha badda

Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay Cismaan Salaad Daahir oo ku magac dheer (Atooraha badda)...
Ahmed Mohamed

Golaha Amaanka ee QM oo si kulul u cambaareeyay dilkii Madaxweynihii...

Haiti (Halqaran.com) - Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka  Haiti  Jovenel  Moise. Golaha Ammaanka ayaa ku...
Ahmed Mohamed

24 jir Soomaali ah oo Saddex qof ku dilay dalka Jarmalka

Würzburg (Halqaran.com) - Nin toorey ku hubeysan ayaa seddex qof ku diley magaalada Würzbug ee dalka Jarmalka, halka uu dhaawac culus u geystay illaa...
Ahmed Mohamed

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa Jimcihii maanta degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxay ku dileen Sarkaal ka tirsnaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Wararka ayaa sheegaya,...
Ahmed Mohamed

Mombasa: Booliska oo baaraya kiiska dilka Gabar Soomaali ah

Mombasa (Halqaran.com) - Booliska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan yahay inay ka...