Monday, December 15, 2025
27.9 C
Mogadishu

Dil

Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo dhibaatada ka taagan Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Xadka u dhaxeeya dalalka Ruwanda iyo Congo

Congo (Halqaran.com) – Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay gaari weyn ay wateena lagu gubay Xadka ay wadaagaan dalalka Rwanda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Gabar Soomaali oo 19 sano jir ah oo lagu dilay Mombasa-Kenya

Mombasa (Halqaran.com) - Najmo Macalin Cabdullaahi oo ka mid ahayd ardaydii sanadkan ka baxay Dugsiga Sare ayaa meydkeeda laga helay deegaanka Bonji ee Magaalada...
Ahmed Mohamed

Afar Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) – Ilaa iyo 4 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa kooxo burcad hubeysan ah si yaabo kala duwan ugu dileen tuulooyin...
Sayid Omar Abdalla

Wadaad caan ahaa oo lagu dilay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug waxay sheegayaan in saakay koox hubeysan ay dishay nin wadaad ah oo caan ka ahaa gobolkaas,...
Ahmed Mohamed

Soomaaligii labaad oo muddo toddobaad gudihiisa oo lagu dilay gobolka Minnesota

Minnesota (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi ayaa lagu soo warramayaa in Arbacadii shalay lagu dilay magaalada Moorhead ee gobolka...
Sayid Omar Abdalla

Dil ka dhacay degmada Afgooye

Afgooye (Halqaran.com) - Koox hubeysan ayaa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ku dishay nabadoon caan ka ahaa magaalada. Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Axmed...
Ahmed Mohamed

Sarkaal ka tirsan ciidanka  booliska Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Sarkaal ka tirsanaa ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Rag hubeysan ayaa lagu...