Tuesday, January 20, 2026
25.2 C
Mogadishu

Dil

Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo dhibaatada ka taagan Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Xadka u dhaxeeya dalalka Ruwanda iyo Congo

Congo (Halqaran.com) – Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay gaari weyn ay wateena lagu gubay Xadka ay wadaagaan dalalka Rwanda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Nabaddoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Khamiistii maanta Degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir dil loogu gaystay nin Nabadoon caan ahaa iyo askari ilaalo u ahaa, sida...
Ahmed Mohamed

Minneapolis: 4 Askari oo shaqadii laga eryay, kaddib dil loo geystay...

Minnneapolis (Halqaran.com) - Afar askari oo ka tirsan booliska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa shaqada laga eryey, kaddib markii lagu arkay muuqaal laga...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Guddoomiyihii gobolka Mudug oo ku dhintay qaraxii Ismiidaaminta ee Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax Axadda maanta ah ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kaasi...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday rag ku...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxay maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya Arbacada maanta ay soo gabagabeysay dhageysiga kiiskii la xiriiray dilkii taliyihii ciidamada Gorgor ee...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Nin ganacsade ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya, in kooxo hubeysan ay caawa dil toogasho ah magaalada Muqdisho ugu geysteen nin ganacsade ah. Wararka...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Dil ka dhacay magaalada Hargeysa iyo Ninkii geystay oo ay...

Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamada Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay Nin toorey ku dilay qof shacab ah, sida uu xaqiijiyey taliyaha ciidanka booliska Somaliland. Taliyaha...