XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo faray ciidamada lagu soo tababaray Eritrea...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadadii maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Billad Qaran guddoon-siiyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...
Dowladda Soomaaliya oo si cad u diiday shirkado shisheeye oo doonaya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Ismaciil Cumar Geelle’ oo si weyn loogu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka aan...
Odayaashii Beesha reer Xaaji Saleemaan ee la heshiiyay Al-Shabaab oo Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Diyaarad siday saddexdii oday dhaqameed ee ka soo jeeday beesha reer Xaaji Saleemaan ayaa Talaadadii maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha...
Maxaan ka ognahay qodobbada muhiimka ah ee looga hadlayo Shirka Golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha...







