XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Sacuudiga oo Ajaaniibta la tallaalay u oggolaaday gudaha Cumrada
Riyad (Halqaran.com) - Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la billaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira dadka doonaya gudashada Cumrada, gaar ahaan...
Dowladda Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku dartay Xubno uu ka mid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waaxda Arrimaha Dibadda Dowlada Mareykanka ayaa Jimcihii shaacisay in liiska argagixisadda caalamiga ah ku dartay laba ka mid ah hoggaanka Ururka Al-Shabaab.
Dowladda...
DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si kulul u eedeeyay RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday Muqdisho waxa uu si kulul u eedeeyay ra’iisul wasaare...
Turkiga oo 30 Milyan oo Dollar ah ugu deeqay DF Soomaaliya
Ankara (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa waxaa ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 30 Million oo dollar, taas oo bilwalba qeyb kamid ah lacagtaas...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Awaamiir cusub soo saaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa awaamiir culus kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Isticmaala Dekadda Magaalada Muqdisho si loo yareeyo saxmada iyo jaamka...
Wararkii ugu dambeeyay qarax Afar qof ku dhimatay oo ka dhacay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Ilaa iyo Afar Cayaartoy ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Kismaayo, kaddib markii...







