XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo wax dami ah ku waysay Wariye C/maalik...
Hargeysa (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Wariye Cabdimaalik...
UPDATE: Golaha Wasiirrada ee XF Somaliya oo ka noqday go’aankii ONLF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada ee XF Soomaaliya ayaa Axaddii maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlay go’aankii ay xukuumaddii hore ka...
UPDATE + VIDEO: RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo raali gelin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mahdi Maxamed Guuleed oo ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa garab istaag xoog leh u muujiyey Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya...
VIDEO: Guddoomiye Cabdi Xaashi & Boqor Buur-madow oo War xasaasi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Boqor Cusman Aw Maxamuud Buurmadoow oo ay garab taagnaayeen Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi ee Somaliland...
DHAGEYSO WAREYSI: Kenya oo kaarar aqoonsi ah siineysa qaxootiga ku jira...
Nairobi (Halqaran.com) - Hay'adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa soo dhoweysay tallaabo ay dawladda Kenya kaararka aqoonsiga ku siinayo kumannaan qof oo u...
Baasaboor Soomaaliga oo horumar ka sameeyay liiska caalamka (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) - Sanadkan 2022-ka, darajada baasaboorrada adduunka ayaa u muuqda inuu isbaddal ku dhacay marka la eego qeybaha ugu sarreeya.
Saameynta cudurka Covid-19 oo...







