XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Askar dil iyo dhaawac isugu geystay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ay helayso HalQaran News ayaa sheegaya, in Afar Askari oo ehello dhowr ah ay labo ka mid ah isku dishay,...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo sheegay inay go’aan ka gaareen Xildhibaannada G/Gedo
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana ka soo qeyb...
Kenya oo Xaalad deg-deg ah ku soo rogtay gobol xuduud la...
Nairobi (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya, in dowladda Kenya ay xaalad deg deg ah ku soo rogtay gobolka Mershabit ee xuduudka la...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo hambalyo u diray Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda...
Dowladda Somaliya oo sheegtay in shaqadii laga eryay Safiirkii u joogay...
Rome (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DF Soomaaliya ayaa sheegtay qoraal rasmi ah u dirtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda...
Canada: Booliska oo qabtay ‘Nin Soomaali ah’ oo la baadi-goobayay
Toronto (Halqaran.com) - Nin asalkiisu Soomaali yahay oo kaalinta koobaad uga jira liiska dadka ay doonayaan laamaha ammaanka ee dalka Canada ayaa lagu qabtay...







