XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DHAGEYSO: La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo oo loo diiday inuu galo Kismaayo +(Wareysi)
Kismaayo (Halqaran.com) – La taliyaha arrimaha doorashooyinka ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lagu magacaabo Cabdi Cali Raage ayaa maanta garoonka diyaaradaha Kismaayo laga...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur uu cuntadii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu maalintii labaad uu ka sooman yahay Cuntada, sida ay...
DHAGEYSO: Muxuu RW Rooble kula dardaarmay Guddiga doorashooyinka dalka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Arbacadii maanta tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal...
AKHRISO: Jadwalka Doorashada Soomaaliya iyo go’aannada ka soo baxay Shirka Golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada Soomaaliya iyo go’aano ay ku gaareen shirka arrimaha doorashada...
Waa Sidee Xaaladda Soomaalida dalka Jarmalka, kaddib weerarkii Mindida ee ka...
https://youtu.be/I4zoYPHCVr8
DAAWO VIDEO: Munaasbadda Xuska 26-ka ee lagu qabtay Muqdisho
https://youtu.be/-9rTzK0G0co







