XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DAAWO VIDEO: Saciid Deni oo ku dhawaaqay qorshe uu Wajihi doono...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta sheegay in Somaliland uu wada hadal kala galayo dhulka ay muransanyihiin.
Mr....
DHAGEYSO: Mareykanka oo soo saaray Sharci Cusub oo saameyn doona soo-galootiga,...
Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale toddobaadkan ku dhawaaqay sharci cusub oo si weyn u saameyn doona dadka soo-galootiga...
DAAWO VIDEO: Wiilka uu dhalay Eng. Yariisow oo Khudbad Xiiso leh...
London (Halqaran.com) - Wiilka uu dhalay AUN Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay magaalada London ee dalka UK, isagoona...
DHAGEYSO: Musharraxiinta Jubbaland qaarkood oo Dalab cusub soo saaray (Muxuuse yahay?)
Kismaayo (Halqaran.com) - Musharraxiinta mucaaradka ee ka soo horjeedo madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa weli walaac ka muujinaya doorashada la filayo in dhowaan ay...
DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Somaliland oo sheegay in uu fashilmay Muuse...
Hargeysa (Halqaran.com) - Saleebaan Cali Koore, oo wasiirka tamarta iyo biyaha maamulka Somaliland oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsan...
Dhageyso wareysi: Ujeedka Kulankii dalka Sacuudiga ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse...
Makkah (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sharaxaad ka bixiyay kulankii...







