Tuesday, July 21, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu RW Kheyre u sheegay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay wakiillada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay...
Ahmed Mohamed

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Xildhibaanno ka mid ah Somaliand oo...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Xukuumadda Somaliland oo wareysi siiyay Bulsho TV ayaa si weyn u soo dhaweeyay hadalkii uu madaxweyne...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay in la soo afjarayo la dagaallanka...

Garoowe (Halqaran) - Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayaa ka hadlay sida ay muhiimad u siinayaan dagaalka ay ku jiraan oo la soo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI AH: Maxaa ka Ogtahay in DF Soomaaliya ay ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Magaaladda...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRO: Madaxweyne Farmajo gaaray magaalada Dhuusamareeb, Yaase soo dhaweeyay!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Waxaa garoonka diyaaradaha...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Burundi oo sheegtay in darsan Askar ah looga laayay gobolka...

Balcad (Halqaran.com) - Dowlada Burundi ayaa shaacisay tirade askarta looga dilay weerar Al-Shabaab ay ka dambeeyeen oo ka dhacay tuulada Gololey ee duleedka degmada...