Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Gudoomiye ku-xigeenka Badhan oo u hanjabay...
Ceerigaabo (Halqaran.com) - Guddoomiye ku xigeenka gobalka Badhan ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Muuse ayaa si kulul uga hadlay xarig la sheegaya in dhawaan ay u...
ARAG SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray guddoomiye Mursal iyo...
Ankara (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Barlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa Turkiga...
Madaxweynaha Puntland: ”Madaxda DF Somaliya ma sameysan karaan muddo kororsi xileed,...
Garoowe (Halqaran.com) - Muddooyinkii dambe waxaa soo baxayay hadal hayn ku aadan in Madaxda dowladda Federalka Soomaaliya ay qorsheynayaan muddo kororsi, ayaa waxaa arrintaasi...
XOG: Maxaa ka jira in DF Somaliya ay qorsheyneyso in kaarar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inuu socdo qorshe ka doonaayo in muwaadiniinta Soomaaliyed loogu sameeyo kaar ka Aqoonsiga muwaadninimada.
Hadalkaan...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii labaad ee...
DHAGEYSO: Madaxweyne Waare ”Shabaabkii ugu badnaa ayaa u soo guuray deegaanada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa si kulul waxaa uu kaga hadlay falalka amni darro ee kusoo kordhay deegaannada...







