Tuesday, April 28, 2026
28.6 C
Mogadishu

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Gudoomiye ku-xigeenka Badhan oo u hanjabay Puntland, ‘cidna iguma xiri karto Badhan’!

Ceerigaabo (Halqaran.com) – Guddoomiye ku xigeenka gobalka Badhan ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Muuse ayaa si kulul uga hadlay xarig la sheegaya in dhawaan ay u geysteen maamulka Puntland iyo arrimo kale.

Shir jaraa’id uu ku qabtay gudaha magaalada Ceerigaabo ayuu ku sheegay in xaaladda Badhan ay iminka tahay mid wanaagsan mii iyo magaallo.

Sidoo kale wuxuu si kulul uga hadlay xarig dhawaan la sheegay in loogu geystay degmada Badhan, isagoona xusay in Badhan kaliye ay Somaliland wax ku xiri karto, cid kalena aysan wax ku xiri karin.

‘‘Badhan Somaliland baa wax ku xiri karta, shaqsiyan aniga baa wax ku xiri kara, laakiin aniga layguma xiri karo‘‘ ayuu yiri guddoomiye xigeen Suus.

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka oo Xiiso gaar ah leh:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

WAR XASAASI AH: JABHAD cusub oo ka dilaacay gobolka Awdal, una hub-aruursanaya Xukuumada Somaliland

XOG XASAASI: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo joojiyay wafdi u socday Madaxweyne Farmaajo (Ogow Sababta)

XOG: Ma Dhabbaa in Daroogo lagu iibiyo Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jeddah? & Khilaaf adag oo ka taagan qunsuliyadda!

Madaxweynaha Puntland: ”Madaxda DF Somaliya ma sameysan karaan muddo kororsi xileed, mana laga aqbali doono”!

ARAG SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray guddoomiye Mursal iyo dhiggiisa dalka Turkiga

DHAGEYSO: Madaxweyne Waare ”Shabaabkii ugu badnaa ayaa u soo guuray deegaanada Hirshabelle”!

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Xildhibaanno ka mid ah Somaliand oo Jawaab deg-deg ah ka bixiyay hadalkii Muuse Biix ee uu kaga laabtay Saldhiga Imaaraadka ee Berbera?

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...