Sunday, December 14, 2025
25.5 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay in la soo afjarayo la dagaallanka Al-Shabaab & Daacish

Garoowe (Halqaran) – Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayaa ka hadlay sida ay muhiimad u siinayaan dagaalka ay ku jiraan oo la soo af jaro.

Waxa uu sheegay in Dagaalkasi yahay mid ay kaga xorreynayaan Deegaanadooda maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish, si Nabad gelyada unoqoto mid taam ah.

Wareysi uu siiyey laanta Af Soomaaliga ee BBC-da ayuu Madaxweyne Siciid Dani sheegaya, inay mar kasta ay muhiimadu tahay Maal geshi ka hor in la helo Wadiiqo Nabad buuxdo ah.

Ma uusan dhihin Puntland Nabad kama jirto, waxaase uu qiray inay Al Shaaab iyo Daacish ay awood leeyihiin oo Amni daro sameeyaan mararka qaarkood sidaa darteedna ay la dagaallamayaan.

Madaxweynaha Puntland oo Axaddii shalay ka furay Garoowe Shir Tallaadada Berri ah la filayo in lasoo gaba gabeeyo oo Bulshada Caalamka lagu soo jeedinayo inay maal gashadaan Deegaannada Puntlnd.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...