Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Shir looga hadlayo arrimaha Dastuurka oo maanta ka furmay...
Muqdisho (Halqarna.com) - Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay Banbax-howleed (Retreat) wadajir ah oo u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista...
UPDATE: Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan magaalada Dhuusamarreeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Isniinta berri ah ku wajahan magaalada Dhuusamareeeb ee Caasimadda maamul goboleedka...
Fallanqeyn: Hanjabaadda hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madobe ee Farmaajo
Tan in iyo markii ay dhacday doorashadii Jubaland, waxaa la sugayay in Axmed Madoobe hadlo oo la ogaado wuxuu damacsan yahay.
Axmed Madoobe waa hadlay...
UPDATE: Ciidamadii muranka dhaliyay oo laga qaaday Baladweyne, loona daabulay Dhuusamareeb
Baladweyne (Halqaran.com) - Xilli Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ay diidanaayeen Ciidamo u dhashay reer Hiiraan in laga qaado Magaaladaasi loona daabulo Gobolka Galgaduud, ayaa Saraakiisha...
UPDATE: Faah-faahin cuusb & wararkii ugu dambeeyay weerarkii ka dhacay degmada...
Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa weerar maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab xalay ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku...
Midowga Yurub oo abaalmarinno guddoonsiiyay hal abuurayaal Soomaaliyeed oo da’yar ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Munaasabad ballaaran oo loogu dabbaal degayo maalinta caalamiga ee dimoqraadiyadda oo la xuso sanad walba 15-ka Sebtember ayaa ka dhacday magaalada...







