Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Ma run baa in Xildhibaano ka tirsan DF Soomaaliya laga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in xildhibaanno ka tirsan aqalka sare iyo golaha shacabka laga kaxeystay dhammaan ciidamadii ilaalin...
AKHRI: War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka wasiirrada maaliyadda Soomaaliya ee ka...
Addis Ababa (Halqaran.com) – Waxaa war-murtiyeed laga soo saaray Shirka wasiirradda maaliyadda Soomaaliya ee ka socday Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.
Shirkaan ayaa waxaa...
XOG CUSUB: Guddiga beesha Habar-gidir oo dalab cusub hordhigay DF Somaliya
Hobyo (Halqaran.com) - Guddiga midnimada beelaha Habar-gidir ee lagu soo doortay magaalada Hobyo oo uu hoggaaminayo guddoomiyahooda Prof. Shirwac ayaa galabta maanta wasiirka arrimaha...
Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in duqeyn lagu dilay Wiilkii Osama Bin...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta xaqiijiyay dilka Hamza Bin Laden oo ahaa wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Al Qacida,...
DAAWO SAWIRRO: Sidee RW Kheyre maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Marka...
Marka (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mr. Xasan Cali Kheyre ayaa Sabtidii maanta gaaray magaala xeebeedka Marka ee xarunta gobolka...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Maxaa kajira in ciidankii Puntland ka...
Tukaraq (Halqaran.com) - Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya, in ciidankii dowlad goboleedka Puntland ay ka soo baxeen deegaanka Tukaraq, iyadoo Generaalka hoggaaminaya ciidankaas...







