Friday, June 12, 2026
27.5 C
Mogadishu

AKHRI: War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka wasiirrada maaliyadda Soomaaliya ee ka socday Itoobiya

Addis Ababa (Halqaran.com) – Waxaa war-murtiyeed laga soo saaray Shirka wasiirradda maaliyadda Soomaaliya ee ka socday Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ee dhanka Maaliyadda Ibraahim Dheere, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo Wasiiradda Maaliyadda ee maamul goboleedyada. waxaa shirkaan diiradda lagu saaray qorshaha deynta Cafinta ee Soomaaliya.

Hadda Hoos ka akhriso war-murtiyeedka:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...