Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada ee uu guddoominayay RW Xamse?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan oo weerar lagu dhaawacay
Pakistan (Halqaran.com) - Imran Khan, ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Pakistan ayaa maanta laga dhaawacay lugta, kadib markii kolonyo baabuur oo uu la socday...
Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu horkacayo oo maanta gaaray Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Khamiistii Maanta gaaray magaalada Garoowe...
Dhaqaatiir ka socota dalka Itoobiya oo Caasimadda Muqdisho soo gaaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Madax kale oo Dowladda Soomaaliya ka tirsan...
Joe Biden oo Digniin culus ka soo saaray doorasho ka dhaceysa...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay musharrixiinta diida in laga guulaysto doorashada xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda ay...
AKHRISO: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga Qaran ee lagu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho...







