Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildhibaanno ka tirsan BF Soomaaliya oo maanta loo dhaariyay ka mid...
Johannesburg (Halqaran.com) - Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah loo dhaariyay ka mid noqoshada Pan African Parliament.
Xildhibaanadan...
Muqdisho: Haweeney Meydka Ninkeeda la‘, base heshay Kabihiisa iyo Shaatigiisa +...
Muqdisho (Halqaran.com) – Weli waxaa socda baadi goobka dad lagu la’yahay dhismayaashii ku burburay qaraxyadii Sabtidii ka dhacay Wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla Isgoyska...
Dowladaha Jabuuti & Kenya oo ballan qaad garab istaag ah u...
Jabuuti (Halqaran.com) - Jabuuti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wasaaradda...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay Rag...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Isniintii saaka fagaaraha Iskuul Bulusiya ee Magaalada Muqdisho ay xukunkii dilka toogashada ahaa kufulisay...
Shariif Sh. Axmed oo si kulul uga hadlay musiibadii ka dhacday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay masiibadii ka dhalatay qaraxyadii ay Sabtidii Khawaarijta Al-Shabaab ka geysteen...
RW Xamse oo guddi u saaray dhibaatadii ka dhacday Isgoyska Zoobe
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxii KM5.
Ra’iisul Wasaaraha oo...







