Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Soomaaliya oo culimada ka mamnuucday aadista iyo la macaamilka Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku socda Cullimada Soomaaliyeed, kaas oo...
RW Xamse oo la kulmay Dhaqaatiir Muqdisho u timid gurmadka dhaawacyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka Jabuuti oo Muqdisho u yimid...
Dagaal xooggan oo weli ka socda Gobolka Hiiraan & Wararkii ugu...
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa weli dagaal xooggan uu ku dhexmarayaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dib u xorreynta Gobolka Hiiraan ee loo yaqaano...
Howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo Al-Shabaab oo ka billaabanaya Gobolka Bakool
Bakool (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha ciidamada ayaa hadal dhiiri-gelin iyo dardaaran isugu jira u jeediyay ciidamo ka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’
Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...







