Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka ognahay Ujeedka Safarka Agaasimaha hay’adda NISA ee magaalada Addis...
Addis Ababa (Halqaran.com) – Waxaa gelinkii dambe ee Arbacadii maanta, Agaasimaha hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray...
Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo booqday Dekedaha ku yaalla dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa...
Madaxweyne Xasan oo Khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Isbaddelka...
Sharma Sheekh (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27)...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhiggiisa Jabuuti kula kulmay dalka Jabuuti
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda,...
DF Soomaaliya oo shaacisay inay dhameystiri doonto ‘Xeerarka Shidaal baarista’
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa Talaadada maanta ka qaybgalay kulanka billaha ah ee...







