26.9 C
Mogadishu
Monday, November 28, 2022

Xildhibaanno ka tirsan BF Soomaaliya oo maanta loo dhaariyay ka mid noqoshada Baarlamaanka Afrika (PAP)

Johannesburg (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah loo dhaariyay ka mid noqoshada Pan African Parliament.

Xildhibaanadan ayaa ku meteli doona Pan African Parliament Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa dhawaan u magaacabay xildhibaanadaan inay Baarlamaanka wakiil uga noqdaan Pan African Parliament (PAP).

Sidoo kale, Baarlamaankan oo loo yaqaano Baarlamaanka Afrika, waa hay’adda sharci dejinta ee Midowga Afrika, waxaana la qabtay kalfadhigiisii ​​​​ugu horreeyay bishii Maarso 2004 xilligaas oo dhidibada loo taagay.

Hadafka loo aas-aasay Baarlamaanka ayaa wuxuu ahaa abuurista golle ay ku kulmaan madaxda ka socda dhammaan Baarlamaannada waddamada Afrika, si ay uga tashadaan siyaasadaha iyo arrimaha kale ee saameeya guud ahaan qaaradda Afrika.

Markii hore xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika waxay ku taallay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, balse markii dambe waxaa loo raray Midrand, Johannesburg, Koonfur Afrika.

HalQaran News Desk, Nairobi
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Malls, major business outlets in Eastleigh to shut on 8th Dec in protest over policeman Ahmed Rashid

Malls and major business outlets in Eastleigh will be...

Ilhan Omar fires back after McCarthy vows to remove her from committees

BY ZACH SCHONFELD / The Hill Rep. Ilhan Omar (D-Minn.)...

Argentina loses to Saudi Arabia in All-Time World Cup upset

BY JAMES BRINSFORD / Newsweek Saudi Arabia has set the...

Somali National Army kills two senior al-Shabaab leaders

At least two senior al-Shabaab leaders have been killed...

KDF will be in Somalia till peace restored – Duale, Kenya’s Defence Minister

Kenya forces working under the framework of the African...
spot_img

Madaxweynha JFS Xasan Sheekh Oo Khudbad Ka Jeediyay Furitaanka Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya

Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfura shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya oo ay soo agaasintay...

Malls, major business outlets in Eastleigh to shut on 8th Dec in protest over policeman Ahmed Rashid

Malls and major business outlets in Eastleigh will be shut on the 8th of December in protest over the indictment of a police sergeant...

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in la soo afjaray weerarkii Villa Rays

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerar qaatay in ka badan 20 saacadood oo ay Al-Shabaab Ku weerareen magaalada...