Sunday, July 26, 2026
25.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

Muxuu Kheyre kala hadlay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu maanta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra iisul wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Khamiistii maanta kormeer Shaqo Ku Tagey Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Afar sarkaal oo booliska faransiiska ah ee lagu...

Paris (Halqaran.com) – Waxaa maanta weerar mindi ah lagu dilay Afar sarkaal oo boolis Faransiis, wuxuuna falkan ka dhacay gudaha xarunta booliska magaalada Paris,...
Jama Sh. Yusuf

Maxay tahay caqabadda ay la kulantay gabadha Soomaalida ah ee ka...

Sweden (Halqaran.com) - Layla Cali Cilmi, waxay baarlamaanka Sweden ka mid noqotay sannadkii 2018kii, inkastoo ay wajeheysay caqabado adag oo kaga imaanaya "dadka miyalka...
Jama Sh. Yusuf

30 Sano kaddib Safaaradda Mareykanka oo si rasmi uga howlgashay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa dib u furay safaaraddii ay ku lahaayeen gudaha Sooomaaliya, kaddib kolikii muddo 30-sano ah ka hor ay magaalada Muqdisho...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa kala socotaa in Villa Somaliya ay abaabuleyso banaanbax lagu sumcad...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xog ay helayso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay abaabuleyso dibad bax looga soo horjeedo Madaxweynayaashii...
Weriye Ahmed Abdi

Macawiisleyda Hiiraan oo maleeshiyaad Al-Shabaab ah laayay, hubkiina ka furtay &...

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in uu sii kordhayo dagaalka kacdoonka shacabka iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab u dhaxeeya, iyadoona...