Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: Casho sharaf loo sameeyay Wafdigii ka qeybgalay Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Ariimaha dibada Xukuumadda dalka ayaa xalay casho sharaf iyo sagootin us ameyay qaar ka mid ah wafdigii ka qayb galay...
TOP NEWS: AMISOM oo ku dhawaaqday xilliga ay Amniga dalka ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday xilliga ay ciidankooda dalka kala baxayan, kuna wareejinayan Ciidamada Dowladda Federaalka...
RW Kheyre oo soo xiray Shirka Madasha Iskaashiga Somaliya oo laba...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ciidamada dowladda lagula eegtay duleedka Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya qarax sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagula...
AKHRI: Nuxurka War-murtiyeedkii maanta ka soo baxay Shirkii Iskaashiga Somaliya iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii...
Nin baxsad ahaa oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb, intuu ka yimid?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Suggida Galmudug ayaa waxay Magaalada Dhuusamareeb ku qabteen nin baxsad ahaa, oo ku eedeysan in uu dil ka gaystay...







